lubi oogsadaa ereyada cishqiga igusoo unkoo
uurkiyo qalbiga aragaaga jecel

naf uubataynasoo uugan kalgacal
ku abuuranyad aayaheeda tahoo
aaminaad kashani adigay kubidoo
eegmadaada sadee abid igu lamaanoow

ilay nuura iyo aragtida kabaad ani iitahoo
kuma ilaawayee kaan ishaar tayoow

saqdhixiyo alaayl laantaa adiga
anfac uma holadoo istareex manogdo
aaminaad kashani adigay kubidoo
eegamdaada sadee abid igu lamaanoow

Exit mobile version