Inanyahow hibashada caashaqiyo
Halista aawadaa qaboo
Hurdada seexanwaayoo
Aduunbaa sidii dhool
Iihilaacee kuu hanwayniyaa
Hubaal kuu Hanwayniyaa
Miyaan hawaawiga xusuusku
Habaa naftoo rajaan hiil uga
Dhigaa uga dhigaa
Wadno kuu hiloobaan
Kusabaa hankiisee

Inanyahay halacsiga dhaayihiyo
Xasuusta caashaqa een hadhayn
Hami igu badnaayoo
Sidiibaan hadhkaygii
Anoo kuu harad qaba
Uhaasaawiyaa uhaasaawiyaa
Humaag uhaasaawiyaa
Miyaan hawaawiga
Xusuus ku habaa naftoo
Rajo hiil uga dhigaa
Wadno kuu hanwaynbaan
Kusabaa hankaagee

Exit mobile version