Jaldiid iyo jamasho waa
Jiilaalada kulka wayn
Jibaadiyo lab kataah
Jidhkiyo uurkaba ku wayn
Xanuun loo jiifsado
Jirida muxibada kawayn
Ma wax wali jabiyoo
Qalbiga jirtaa muxibada kawayn
Miyuu kalgacalow jiraa
Adaan oygaa ujeelanahay
Ha jeesane iijawaab
Jamaalow joogso oo
Ha jeesane iijawaab

Adoo jiif kuladay
Jab eedaad kawayn
Jildiid iyo juuq la,aan
Jab iyo jeesaas kawayn
Jaldiga mooyee hankoo
Xagaa jira ruux kawayn
Indhaha kii jiitayow
Kajada kadeed kawayn
Miyuu qof arkay jiraa
Adaan oygaa ujeelanahay
Ha jeesane iijawaab
Adaan oygaa jeelnahee
Ha jeesane ii jawaab
Jamaalow joogsa oo
Ha jeesane ii jawaab

Exit mobile version