ilaa barigii dhexdeena
xidhiidh dhaxalgalaa ka bilaabmay
dharaarba dharaarba xiskayga
dareen baa igu dhibaaaya
waar dharaarba dharaarba xiskayga
dareen baa igu dhibaaya
ladhuubtay doonistaada
sidii ubax dharab ku raagay
intaanu dhadhin iga badbaadi
jaceylkan ihelay dhibtiisaa
anoo walleh walleh ku dhaartay
inan ku dhistoo ku dhowrto
naftaada dhaliil udiidoo
meelbaan kugu dhiagy bogayga
hortaa jire aanu dheehan

naf baad tahay dhaayaheeda
dharaar qudha maarmi wayday
intaad nooshahay dhigaaga
aduunkA KU DHAafsan wayday
hadaad idhagaysanyso
naftayda adaa ku dheeree
jahayga mar soo yar dheeho
dhambaal qoran baa ku yaal
anoo walleh walleh kugu dhaartay
inaan ku dhistooo ku dhowrto
naftaada dhaliill udiidoo
meelbaan kugu dhigay bogayga
hortaa jire aanu dheehan

Exit mobile version