Lubi oogsadaa erayada cishqiga
Dib u soo unkoo kuma ilaawayee
Ilaawayee kaan ishaartayoow
2x

Naf ubataysoo buugaan kalgacal
Ku abuuranyaad arageeda too
Aaminaad kashani aaminaad kashani
Adigay ku bidoo eegmadaada sadi
Abid igu lamaanoow
2x

Ilays nuurayiyo aragtida kabaad
Ani ii tahoo kuma ilaawayee
Ilaawayee kaan ishaartayoow
2x

Saqdhaxiyo alayl la,aantaa adiga
Anfac uma hulade istareex ma noqde
Aaminaad kashani aaminaad kashani
Adigay ku bidoo eegmadaada sadi
Abid igu lamaanoow
2x

Exit mobile version