Dareen dareen la isku qosla iyo
Qiirada qiirada dhaayaha
Dhaayaha wajigaa aadmigu
Aadmigu isku qaabiloo

Dareen dareen la isku qosla iyo
Qiirada qiirada dhaayaha
Dhaayaha wajigaa aadmigu
Aadmigu isku qaabiloo

Qisadii layla iyo qeys
Qabriga cilmi kii ku riday
Abuu ana ku soo qarwoodee
Qisiyo taariikh
Qisiyo taariikh qoree

Qisadii layla iyo qeys
Qabriga cilmi kii ku riday
Abuu ana ku soo qarwoodee
Qisiyo taariikh
Qisiyo taariikh qoree

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Dareen dareen kasha qaada iyo
Qalbiga qalbiga erayada
Erayada ku dhacaadaa
Adaa isku qoray nabdigaa

Dareen dareen kasha qaada iyo
Qalbiga qalbiga erayada
Erayada ku dhacaadaa
Adaa isku qoray nabdigaa

Nafibaa naf u qeyshatoo
Niyadu kama quusatee
Qudhayda ku raacdayoo
Qandhiyo taah taah anaa qabee

Nafibaa naf u qeyshatoo
Niyadu kama quusatee
Qudhayda ku raacdayoo
Qandhiyo taah taah anaa qabee

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Indhaha qalbigee qarsoon
Ilmada caashaqu ka qubo
Qiyaas yaa qiyaas yaa
Yaa ku heli karaa

Exit mobile version