VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasuustaadu - Lyrics

Bi,i wa jacaylkaagii Xusuustaadu igu badan Bi,i wa jacaylkaagii Xusuustaadu igu badan Barashadaadii eedayoo Waanigan bukoo daran Waanigan bukoo daran Inagoo isku baahanbay Buur ina dhex taal Adoo boga igaga yaal Anigu kuma baanan karee Qalbiga ha u sheegin been 2x Naftaan ku balanaa ilow Hadana kama baxdid qalbiga Naftaan ku balanaa ilow Hadana kama baxdid qalbiga Boqorkii riyadeen jeclaa Wakhtigii ina baal maray Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo iman Kun jeerbaan kaa tagaa Hadana kama baxdid qalbiga Kun jeerbaan kaa tagaa Hadana kama baxdid qalbiga Boqoradii riyadeen jeclaa Wakhtigii ina baal maray Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo imaneey Naftaan ku balanaa ilow Hadana kama baxdid qalbiga Naftaan ku balanaa ilow Hadana kama baxdid qalbiga Boqorkii riyadeen jeclaa Wakhtigii ina baal maray Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo iman Mar kaluu bilanoo imaneey
Queue is empty
-- / --