VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xasuustaadu mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khadra Silimo
Xasuustaadu

Bi,i wa jacaylkaagii
Xusuustaadu igu badan
Bi,i wa jacaylkaagii
Xusuustaadu igu badan
Barashadaadii eedayoo
Waanigan bukoo daran
Waanigan bukoo daran

Inagoo isku baahanbay
Buur ina dhex taal
Adoo boga igaga yaal
Anigu kuma baanan karee
Qalbiga ha u sheegin been
2x

Naftaan ku balanaa ilow
Hadana kama baxdid qalbiga
Naftaan ku balanaa ilow
Hadana kama baxdid qalbiga
Boqorkii riyadeen jeclaa
Wakhtigii ina baal maray
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo iman

Kun jeerbaan kaa tagaa
Hadana kama baxdid qalbiga
Kun jeerbaan kaa tagaa
Hadana kama baxdid qalbiga
Boqoradii riyadeen jeclaa
Wakhtigii ina baal maray
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo imaneey

Naftaan ku balanaa ilow
Hadana kama baxdid qalbiga
Naftaan ku balanaa ilow
Hadana kama baxdid qalbiga
Boqorkii riyadeen jeclaa
Wakhtigii ina baal maray
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo iman
Mar kaluu bilanoo imaneey

codkii Khadra Silimo, Mubaarak Oktoobar