ruux jiran dartaa jacayl kuu hayoo
kuu jeelanbaa jaamsayahee
naftaad jiidatoo jaarkii i fahmee
ku jantaye macaan jirinka iga daa
ha ii jabinin cadaw ha is odhan jikaar
ha igu jeesinoo jaaw ha igu odhan
ruux jiifsan awgaa jido diidayoo
ku jaadaaliyaa jawdeerayee
waan ku jeclahoo jarbadkaagan ehee
kuu jiidh go ee

Exit mobile version