Sidii dayax nuura
Sidii nal iftiima
Neecawda sideeda
Naftayda qabooja
Adaa naxariista jacaylka
Niyada ku abuuray dhexdeeda
Adigaa nabdigayiyo maanka
Nacaybka kadhawray
Macaane
Dareenka nuglaaday
Adaa nafaqeeya
Ninkii ku helaaye
Nasiimo ku waarye
Ahaw noloshayda
Dareenka nuglaaday
Adaa nafaqeeya
Naftii ku heshaaye
Nasiimo ku waartee
Ahaw noloshayda
Sidii nasri eebe
Naruuro ideewqdaay
Nabaadka sidiisa
Jacayl dhuuna naaxshaay
Nasiibka isiiyay naftaada
Ayaan kajiraaye naxuuska
Xiisaha ku nuglaaday quluubta
Nusqaan ka ilaali
wax yeesha

Exit mobile version