daymadaan arkaa
indho daraandaree
dareenkiyo qalbigu
kugu doon cidlada
adigaa daradaa
dibad wareego
darafyadaa magaalada
kaa dayaa
indho daawashada
kama daalayaan
ii dirnaxoo
dookha ila wadaag

dadku miyuu arkaa
waxa uurka dada
dakhar aan la dayin
ma dawoobaya
daris nafuu jacayl
ha noqdoho u dagaye
raga kaa xushoo
dadka kuugu jeclahay

Exit mobile version