gobeey gaaribaad tahay
geesiyaal ay bar baarsheen
guudkana ay ku koriyeen
guyo badan ay so gardaad sheen

ogoow gayaankaygiibaad tehee
gabigood hablaha guud
geeswalboon dayo adaa geen yadoodee

goormaan ku helayaa gacalo
guri ayn dagaynaa
gablo aan wada ciyaarnaa

wiilyoow geesi baad tahay
garashada iyo aqoontaba
rabi galad uu u siiyoo
midkaan goobayaad tahee

ogoow gayaankaa ragoo nool
mid la guursadaad tahay
guri lala dagaad tahay
gurbood loo korshaad tahee

Exit mobile version