ku waadshoo waan ku raadshoo iigu raagtee
hadmaad wiilyohow imaan
riyadii xalaybaan rumaystoo gooraan raadkaagi
helaybaan ayaan reer kale ku baydhoo
horaan isasoo rogayoo gooraan u riyaaqay araga
ayaa ruux albaabka soo tumay
wadnaha caashaqbaad ku reebtoo runtii qalbigaa
rogoo jacaylkii rafaad i mariyoo sidii roob igama qado
allaylehe kani isoo riday
ruuxii wax jeclaaday dhibaato ku reeb hadaan kuu rafaaday
runtii kugu daalay raxliga ma rumaysoo riyadan i dulsaaran
hadmaad iga rogi

Exit mobile version