ma yartaan gacloodaa dadyoow
xamar goonyaheeda inta gabadh
ku nool badan gaaridaan ka doortiyo
ma yarkaan goobaayaa dadyow
in geesi wiil nool midkaan garoowiyo
gudihii jabuutiyo baladwayn ka doona
ma miduu garaadkiyo uurku uu gaclooda
ma midkaan guyaal badan la hawaystay guurba
ma gudoonka noloshiyo garabkaygii midigbaa
ma go aanka maankiyo nafta garashadeedaa

Exit mobile version