Haddii wadnahayga La jeexo
Oo Qayb laga jaro jirkayga
Jabkii Soo Hara Xabiibi
Jacayl Kaaguu Xusayaaye
2X
Soo Jeedsiga Daymadaada
Dhankayga Markaad Jaleecdo
Wadnaha Jug jug Yiraahda

Haddaad ila Joogin Bbe
Dartaa Waan Jiranayaa
Intaan Jeel Caashaqage
Qalbiga Kula Jira Ukaalay

Gabdhaha Adigaa Ujoog Dheer
Ujoog Dheeroo Ujalaqsan
Indhahana Soo Jiidanaaya
Jacaylkana MaamulaYa

Jalbeeb Hadalkaaga Toosan
Kasha Jiririco Dareenta
Wadnaha Jug jug Yiraahda

Haddaad ila Joogin Bbe
Dartaa Waan Jiranayaa
Intaan Jeel Caashaqage
Qalbiga Kula Jira Ukaalay

Haddaad ila Joogin Bbe
Dartaa Waan Jiranayaa
Intaan Jeel Caashaqage
Qalbiga Kula Jira Ukaalay

Haddaad ila Joogin Bbe
Dartaa Waan Jiranayaa
Intaan Jeel Caashaqage
Qalbiga Kula Jira Ukaalay

Exit mobile version