midaan doortay waa adi
naftu doontay waa adi
maanka deeqday waa adi
u dayoobay waa adi

laabta dooxan dartaa
diyaarsan caashaqa dartaa
ha ku daawan cidladoo
ha ku doorsan mar kale

aan is daadaheynee kaalay kaalay kaalay
xamar kuugu dawaafshee kaalay kaalay kaalay
jigjiga aan dakeynee kaalay kaalay kaalay
kismaayaan dagaynaa kaalay kaalay kaalay
hargeysaan dageeynaa kaaaly kaalay kaalay

yarkaan doortay waa adi
dunta ku xidhay waa adi
dunida ka eegto waa adi
marnaba deyneyn waa adi

nafta daalan aawgaaa
dabacsan caashaqa awgaa
haku digan dhibteedoo
ha uu noqon mid ii daran

i daadaheeyoo kaalay kaalay kaalay
mudug soo dawaafne kaalay kaalay kaalay
bari soo dalxiisnee kaalay kaalay kaalay
laaska maalma joogne kaalay kaalay kaalay

aan is daadaheynee kaalay kaalay kaalay
xamar kuugu dawaafshee kaalay kaalay kaalay
jigjiga aan dakeynee kaalay kaalay kaalay
kismaayaan dagaynaa kaalay kaalay kaalay
hargeysaan dageeynaa kaaaly kaalay kaalay

i daadaheeyoo kaalay kaalay kaalay
mudug soo dawaafne kaalay kaalay kaalay
bari soo dalxiisnee kaalay kaalay kaalay
laaska maalma joogne kaalay kaalay kaalay

Exit mobile version