u kaca caashaqa u kaca
u kaca wiilka u kaca

kaftankiyo sheekada
kalgacayll ku beermaa
gabadh kunbay shawrisaa
kowbay kala baxdaa

jacaylkaagan la karoo
intuu kkor ii qaadoo
jidhkayguu ku dhex jabee

kooxdaadabaan ahoo
kabtankay adaa ahee
kubada ii baas
koolkooli caashaqa
kunkun jacayl aan dheelnee

i kacay dhiigaa i kacay
u kaca wiilkaan u kacay
kalgacaylkiisan u kacay

kibirka jacayl ka daa
kalmadaha macanbaa
kashiyo laabta u roon
kalsoonaan kaa rabaa

Exit mobile version