asal dhaladay
ugub quruxley
aaayahaygaa indhahayga
gaari edebloo
akhlaaq badaneey

ragba idilkii
kaan asteystoo
nin abaal gala
nin abaal guda
axdi iyo balan
oofiya tahay

tan arkay dumar
ka ishaartay
aaman mudaney
cid laga waa
meel la eegaba
cid laga waa

kii abuurey
jaceylk kownkoow
akhyi caashaq
aayar beerow
deeqsi umadiyo
aadmi jacelow

ifka noloshaba
inta noolahay
aadan weligay
ku agjoogiye
kuu ogoliye
abid kuma naco
ku ilaashaday
waan ku aaminay

ifka noloshaba
inta noolahay
aadan weligay
ku agjoogiye
ku oogoliye
abid kuma naco
ku ilaashaday
waan ku aaminay

Exit mobile version