indhaha jecelow aragaaga
dumar uun keliga ka eegte
afkaa jeceloo magacaaga
intaas uun ku amaana

muu dhalan weli asaagaga
aktaada midaan dhigayo
mana arag weligay sidaada
intaan bartay wiilasheena

naf ku aamintayba ooh my love
ubax kuu sida ooh my love
oxygena u tahe ooh my love

uurka ku jecele ooh my love
qalbiga ku ogole ooh my love
farxada tahayee ooh my love

naf ku aamintayba ooh my love
ubax kuu sida ooh my love
oxygena u tahe ooh my love
macaan kiniin u tahe ooh my love

uurka ku jecele ooh my love
qalbiga ku ogole ooh my love
farxada tahayee ooh my love
suldaan tahaye ooh my love

intii iga maqneyd nolosheyda
adi kaa helayoo ii dhameysee
bogiyo laabtad ii furtaan
amni iyo xasiloone ku dareeme

aduunkoo dhanbaa ka dhowrta
murugiyo dhibta iga maydhaa
inta maqantahay xasuustaadu
wadnahaygu intifaaca

naf ku aamintayba ooh my love
ubax kuu sida ooh my love
oxygena u tahe ooh my love
macaan kiniin u tahe ooh my love

uurka ku jecele ooh my love
qalbiga ku ogole ooh my love
farxada tahayee ooh my love
suldaan tahaye ooh my love

Exit mobile version