sida ayro geeloo
ilmaheedii waydaa
olol reebayaaye
ooyayee ooyayee
wiilyahow daawada
ooyayeey ooyayeyy
huunayaal daawda
anigu oyay adiga awgaa
sida ubaxa dayreed
aragtidaydii oogsadaa
ooyayeey ooyayee
huunow aawadaaa
anigu ooyay adiga awgaa
huunow aawadaa

aramida jaceylkaa
anba qaadka geediga
adaa ii horseedee
ooyayee ooyayee
huunow aawadaa
anigu ooyay
adiga awgaaaaa
huunow waan ilmeeyay
ku ilaawi maayee
inaan kala irdhownaa
adna ha ogolaanine
ooyayeey ooyayeey
huunow aawadaa
anigu ooyay
adiga awgaaaa
huunow waan ilmeyay

Exit mobile version