Kubka aad iigu joogtiyo
Kaan anigu taagnahayee
Kubka aad iigu joogtiyo
Kaan anigu taagnahayee

Kali toori dheeroo towaa
Wac iyi qeyladaa
Xajiinkuna ma gaadhayee

Taaliyo wax oontay
Waxay ani ila tahayee
Taaliyo wax oontay
Waxay ani ila tahayee

Hobeey taabo war dhaliyaha ee
Hobeey maalintii timaadaba ee
Hobeey telephone igula hadaleey
Hobeey tigaadiisa aayamaaha
Hobeey gacmo aan ku taagnee

Toontiyo xanuunkiyo
Jacayl igu talaashoo
Toontiyo xanuunkiyo
Jacayl igu talaashoo

Tiiraanyadiisan
Jacaylku tabayaa
Tiiraanyadiisan
Jacaylku tabayaa

Qofba tiisu waxay noqon
Alaa taabka ku hayee
Qofba tiisu waxay noqon
Alaa taabka ku hayee

Hobeey taabo war dhaliyaha ee
Hobeey maalintii timaadaba ee
Hobeey telephone igula hadaleey
Hobeey tigaadiisa aayamaaha
Hobeey gacmo aan ku taagnee

Exit mobile version