VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xulasho - Lyrics

lamaanihii is xushee kalgacayl xusaa loo ila xidhaa gaari xuural cayn iyo xaajigeed caawa xera galoo xaadir xaadir aynu nahay xaakimoow allaw ubadkii xaqiyo xurmo waalid le xulbigoodu jiro xaakimow ka yeel waxaa dumarka xooliyo xisaab loo baxshaa xeer weeyedhaqan xilashada naftiyo iyo xaajo guur xidhiidh soo jireen xaasilaada duni
Queue is empty
-- / --