1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
lamaanihii is xushee kalgacayl xusaa
loo ila xidhaa gaari xuural cayn iyo
xaajigeed caawa xera galoo xaadir
xaadir aynu nahay xaakimoow allaw
ubadkii xaqiyo xurmo waalid le
xulbigoodu jiro xaakimow ka yeel
waxaa dumarka xooliyo xisaab loo
baxshaa xeer weeyedhaqan
xilashada naftiyo iyo xaajo guur
xidhiidh soo jireen xaasilaada duni