VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anaa baraa - Lyrics

anaa bara anaa bara anaa bara waxay doonto anaa bara waxaan rabaa anaa bara say u eegtahay yarta dheer kama helo aniga been waxaad hayso keen inantaa ila fiiri ima waacsho iyadaa caawa biilin waxay doonto dhiibi waashe waashe kafiili anaa bara waxay doonto anaa bara waxan doono anaa bara say u rabtaan ubara way nuuraysaa ahaaa waar may wacaysaa ahaa waar ma haysaa ahaaa midaan ku niikisaaa wilii milyan may k dara tay quruxda very good socodkeeda very nice fahan keeda very easy bishimaheeda ferry wey hada waxad noqotay my qoys kaalay ii noqo macaaney qoys anaa bara waxay doonto anaa bara waxan rabo anaa bara say utahaan baraa
Queue is empty
-- / --