VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Anaa baraa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

King araash
Anaa baraa

anaa bara anaa bara
anaa bara waxay doonto
anaa bara waxaan rabaa
anaa bara say u eegtahay
yarta dheer kama helo
aniga been waxaad hayso
keen inantaa ila fiiri
ima waacsho iyadaa caawa biilin
waxay doonto dhiibi
waashe waashe kafiili
anaa bara waxay doonto
anaa bara waxan doono
anaa bara say u rabtaan ubara
way nuuraysaa ahaaa
waar may wacaysaa ahaa
waar ma haysaa ahaaa
midaan ku niikisaaa wilii
milyan may k dara tay
quruxda very good
socodkeeda very nice
fahan keeda very easy
bishimaheeda ferry wey
hada waxad noqotay my qoys
kaalay ii noqo macaaney qoys
anaa bara waxay doonto
anaa bara waxan rabo
anaa bara say utahaan baraa

codkii King araash