VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Foorja - Lyrics

Adi ma filanin ficil fagaarahaan ku gaynaa sida like film boogaha dadka intan face dhigin kugu fidin hadaad keen tanaa fartaan kaala hadlaa niga dhulka hadaad gasho ani dhagahaaga dhab cirka hadaad gasho ani cagahaaga dhab qabo hadaad gashid ani quful kaaga qaban qaylo hadaad keentid walee qancis kaaga qac waxad tahay sukar waxan kuu maleeyay casal heey bolol dad kaagana horor haraka haraka hakuna baraka adi waxaad noqotay sida kii mareexaan lafahaagaan ju keynaa katumaa sharaxa madaxaan ku goynaa ka cabaa maraqa magacaygu waa araash markaan soo socdo dhakhso dulka sii firaash gaarigaaga gay garaash gurigaaga naadi beeci xaraash araash is me on laa soomii inta waad iskatiri sarajadoda is mii kama helo boor waxaan cabaa iskoor waxaad tahay loor ka buuxdo soor hey kabahaaga bus maku tuuraa nus ama big bus like niga ku seexo ateero waxad gashaa bateero ismoodaa atooro waxaad tahay dooro waxad tahay muud waxad shidataa cuud madaxaaga fuur waxan ahay holi wuud luba foor yuu laabtaan ku socdaa lugahaan ku socdaa niga niga waa beentii niga been tii istop talking aniga iigoo iigoo waxad tahay goon waxad tahay koolo waxad ismoodaa kuul waxan sidaa luul waxan ku leeyahay lool macay tamo sida nin miskiin laari macuno mana cabo wiil mana ihi wiil balwad malihi balse balwadaydu waa bari boons boons on me waxan heestaa beeso waxan ma ahan diig boos waxaan bi inaa haahidaada dadka waxay ugu yeeraan boqor adigana waxad tahay faloob kaaga bolol isbiidh kaagana waa sida baal dooro marka iigaadho iisaar salaan igu dheh saluut sidaan kuugu taago suul wali maanan tagin waana taaganahay beentaada badatay bulshadaa ku buufisay bisad walba waxay la baxday boqorka raabka gaari nookici magaalka nagali madaxan kagali ka bilow waa beri ilaa buun dooyinka xoosh saay biyaano ilaa sayidka tara buunka iga sii taleex waxa joogo taagerahayga
Queue is empty
-- / --