VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Foorja mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jeazy Boy
Foorja

Adi ma filanin ficil
fagaarahaan ku gaynaa
sida like film
boogaha dadka intan
face dhigin kugu fidin
hadaad keen tanaa
fartaan kaala hadlaa
niga dhulka hadaad gasho
ani dhagahaaga dhab
cirka hadaad gasho
ani cagahaaga dhab
qabo hadaad gashid
ani quful kaaga qaban
qaylo hadaad keentid
walee qancis kaaga qac
waxad tahay sukar
waxan kuu maleeyay casal
heey bolol dad kaagana horor
haraka haraka hakuna baraka
adi waxaad noqotay
sida kii mareexaan
lafahaagaan ju keynaa
katumaa sharaxa
madaxaan ku goynaa
ka cabaa maraqa
magacaygu waa araash
markaan soo socdo
dhakhso dulka sii firaash
gaarigaaga gay garaash
gurigaaga naadi beeci
xaraash araash is me
on laa soomii inta
waad iskatiri sarajadoda
is mii kama helo boor
waxaan cabaa iskoor
waxaad tahay loor
ka buuxdo soor hey
kabahaaga bus maku tuuraa
nus ama big bus like niga
ku seexo ateero waxad
gashaa bateero
ismoodaa atooro
waxaad tahay dooro
waxad tahay muud
waxad shidataa cuud
madaxaaga fuur
waxan ahay holi wuud
luba foor yuu
laabtaan ku socdaa
lugahaan ku socdaa
niga niga waa beentii
niga been tii

istop talking aniga
iigoo iigoo
waxad tahay goon
waxad tahay koolo
waxad ismoodaa kuul
waxan sidaa luul
waxan ku leeyahay lool
macay tamo sida nin miskiin
laari macuno
mana cabo wiil mana ihi wiil
balwad malihi balse balwadaydu waa bari
boons boons on me
waxan heestaa beeso
waxan ma ahan diig
boos waxaan bi inaa
haahidaada dadka
waxay ugu yeeraan boqor
adigana waxad tahay
faloob kaaga bolol
isbiidh kaagana waa sida
baal dooro marka iigaadho
iisaar salaan igu dheh saluut
sidaan kuugu taago suul
wali maanan tagin waana
taaganahay beentaada
badatay bulshadaa
ku buufisay bisad walba
waxay la baxday boqorka raabka
gaari nookici magaalka nagali
madaxan kagali ka bilow
waa beri ilaa buun dooyinka
xoosh saay biyaano ilaa sayidka tara buunka iga sii
taleex waxa joogo taagerahayga

codkii Jeazy Boy, King araash