Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay

Kama kaaftoomee
Igu kalsoonow kaalay
Kulankeenii horaan
Kaa helaayaayee ii kaalay
Kurbadii jacayl kaari
Kulayl badanaa
Hadaad kaliyaad ku tahay
Aan is kaashanee
Kashiyo laabta i saar
Kali ani igu koobnaaw
Kaa ishaartee goortaad
Kuuma quudho kadeed kuwa
Kadeed
Naftani yeelkadaa macaan
Kuu hayaayee ii kaalay

Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay

Kulankeeni hore yaynaa
Ka bilaawday mombaasa
Kolkaan imaaday muqdisho
Call ka soo dhacay bosaasa
Kenya kenya waan ka fiirshay
Ilaa iyo kambala maba joogto
Kufay kufay jabayoo kacayee
I kaalmee kor ii qaad

Shibishay shalay joogtee
Joogtee
Sharaxay dheelaysee
Dheeshee
Inankay gurigay jowenday
Ina gee gurigee jowenday
Inantaas gurigay

Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay
Ii kaalay kaalay
Kal iyo laab ii kaalay

Wixii shalay dhacayee adigaa
Ka shee ka shee sheekee
Wixii shalay dhacayee adigaa
Ka shee ka shee sheekee
I'm wory i'm wory wory i'm wory
Inantaas in weertee
I'm wory wory i'm wory
Yamalna in ka weertee
I'm wory wory i'm wory
Dhexda dhin dhin dhin
I'm wory wory i'm wory
Kulaylbee shaatiga siib
I'm wory wory i'm wory
Kulaylkaa batay
I'm wory wory i'm wory
Dhexda dhin dhin dhin
I'm wory wory i'm wory
I'm wory wory i'm wory
I'm wory wory

Exit mobile version