adaa idagoo ideeqay
adigaan ku dugaashanaayaa
adigaan dumar ka jeclaade
macaaney hay darnaan
aaa daymada hanaan ku daroo
daooy laafyahaa kasii daranoo
dagani socodkaa
dareen iashoo
macaan hay darnaan
adaa idagoo ideeqay
adigaan ku dugaashanaayaa
macaan hay darnaan
adaa daganiyooo
xushoodba lahooo
dulqaad iyo rayn
degmooy mid ideeqday
baad tahayooo
macaaneey hay darnaan

Exit mobile version