waa dhulak oo dureemiye
dumarkuna ay qarisee
waa ubaxoo dilaacayee
hoobaan dayr bislaate
daahayga ku doogsadoo
qalbigeyga ku diirsadoo
naftayda aad dugaashatee
ala dabeyl caafimad
dawadii nafteydaay
ku doortay adaan ku doiortay
dooqaygu aduu ku raacey
dumarka dunida oo dhan
adaan kaa daawanaayaa
waa cirka oo darrurliyo
waqalka oo soo da ayyiyoo
waa deeq ilaahy keeniyo
dur dur aan go aynee
aayaheygiibaa dooojisoo
dareen kaygiibaad kicisoo
Adaan kuu dan leeyahee
dabeyl bay caafimaad
dawadii nafteydaay
ku doortay adaan ku doortay
dooqeygu aduu kuraacey
dumarka dunida oo dhan
adaan kaa daawanaayee

Exit mobile version