Maxaan maxaan
Maxaan xabadey ku nacay
Cubkii dhagahay qarxoo
Maxaan xabadey ku nacay

Maxaan qalaxar dhayoo
Waagiyo qabaxuu na baday
Waliba xaskii ku jiro
Waliba ugu timid si fududee

Xambaartoo dumisayoo
Dadkii ku xabaalo yahay
Maxaan xabadey ku nacay

Warshadaha oo la xidho
Dib dambana loo xayiro
Habey aadmiga u tahay
Maxaan xabadey ku nacay

Exit mobile version