VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayo waayo - Lyrics

Marna ma daalo Dib uma laabto Dantayda kama daaho Indhaha daah ma saaro Duruufaha kusoo maray ilaw Hada iyo nolol cusub bilaw Wakhti wali waad haysaa wiiloow Ha dhagaysan kaas waa beenloow Anigoo ku dhahaaya walaaloow Waligaa xoriyad ku nooloow Waayo waayo Kan wax ogaaye Murti ma waayee Ka qaado waanoo I never listen to them I just invasion to them Treat them like prison for them Running on mission to them They thought i had a limit But then i win did it Now they want a minute Legend always take minute That just a short pause Whike i'm growing like a farmer Enemies better count on me Roll up for my nigga sharma I got my share of all the pain That build my armor There is one thing we don't need Cause we don't know that darama Waayo waayo Kan wax ogaayo Murti ma waayee Ka qaada waanoo Ha kufin Xogtaada nacab ha tusin Ha badsan Bad aanad lahayn ha quusin Ha quusan Wax aanad lahay ha miisin Ha fadhiisan Ka xumeysan yuuna ku sixrin Ha dhegaysan Ha waraysan Hala qabsan Haw u seexan Yuuna ku leexin Marna ma daalo Dib uma laabto Dantarda kama daaho Indhaha daah ma saaro Iidaa Gumaysi waligiin diidaa Soomaali maanta ma shiidaa Shahiidsa Dhalinyarada maa la liidaa Horta yaa dhahay tahriibaa Magafe nafta ma iibaa Nolosha ma nasiibaa Malakul mawt isku dhiibaa Ma masiibaa Hada dabiiboo ciil diida Hooyo ilinteedana bi'iya Waayo waayo Kan wax ogaayo Murti ma waayee Ka qaada waanoo Sharma and kaynaan Ka qaado waano
Queue is empty
-- / --