VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waayo waayo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

K'naan
Waayo waayo

Marna ma daalo
Dib uma laabto
Dantayda kama daaho
Indhaha daah ma saaro

Duruufaha kusoo maray ilaw
Hada iyo nolol cusub bilaw
Wakhti wali waad haysaa wiiloow
Ha dhagaysan kaas waa beenloow
Anigoo ku dhahaaya walaaloow
Waligaa xoriyad ku nooloow

Waayo waayo
Kan wax ogaaye
Murti ma waayee
Ka qaado waanoo

I never listen to them
I just invasion to them
Treat them like prison for them
Running on mission to them
They thought i had a limit
But then i win did it
Now they want a minute
Legend always take minute
That just a short pause
Whike i'm growing like a farmer
Enemies better count on me
Roll up for my nigga sharma
I got my share of all the pain
That build my armor
There is one thing we don't need
Cause we don't know that darama

Waayo waayo
Kan wax ogaayo
Murti ma waayee
Ka qaada waanoo

Ha kufin
Xogtaada nacab ha tusin
Ha badsan
Bad aanad lahayn ha quusin
Ha quusan
Wax aanad lahay ha miisin
Ha fadhiisan
Ka xumeysan yuuna ku sixrin
Ha dhegaysan
Ha waraysan
Hala qabsan
Haw u seexan
Yuuna ku leexin

Marna ma daalo
Dib uma laabto
Dantarda kama daaho
Indhaha daah ma saaro

Iidaa
Gumaysi waligiin diidaa
Soomaali maanta ma shiidaa
Shahiidsa
Dhalinyarada maa la liidaa
Horta yaa dhahay tahriibaa
Magafe nafta ma iibaa
Nolosha ma nasiibaa
Malakul mawt isku dhiibaa
Ma masiibaa
Hada dabiiboo ciil diida
Hooyo ilinteedana bi'iya

Waayo waayo
Kan wax ogaayo
Murti ma waayee
Ka qaada waanoo
Sharma and kaynaan
Ka qaado waano

codkii K'naan, Sharma boy