aan damac jacal dad iraba warkoo kaa haadaje
waxay uugu darnay markii aan dul imid taan dunida rabay
iyadoo doog dhex jiiftoo daawanaysa ubaxoo
shaw raaxo damacadoo ilbadaraskii furatoo siidaysaty timihii
aan is idhi madaysaa mise waad dugsiisaa dibanaha ma isasaartaan
yaadoqon heli jirayeey dadoow maxaaad kutalin lahayd
aan dani igaraacday heesaha ilaa kaa daadajee
ana waxaanan daynan dumar iyo dhibkood oo iladuljiidhay
wuxuu sida daruuraha sagal waagu daalacay
uumuuqa dahabloo hadaan anigu dan lahaa
waxbaa igu dirqinayee

Exit mobile version