Sida Jaawa Geeloo
jilaal Abaariyo
jeel Iyo Haraad Helay

Xaley Jeleled Kayegii
jarkaa Ku Tusoo
kaa Jiif
kaa Jiifi Waayoo
adiguna Ma Joogtide
ma Waxaad Isoo Jirin
markaan Iilka Jiifsado
Eee Jahada Laydhigo
ee Jahada Laydhigo

Jiiqjiiq Madheedh Lihiyo
jabiskiyo
abeesada Jiifayaan
ku Joogsaday
kala Boodey Jaantii
jiraad Igu Abuurtoo
ka Jiif
ka Jiifi Waayoo
adiguna Ma Joogtide
ma Waxaad Isoo Jirin
markaan Iilka Jiifsadoo
ee Jihada La Ii Dhigo

Sidi Aan Jid Dheeriyo
soo Jiiray Buuraha
jir Jirada U Dhacayoo
jilbo Dhiigu Iga Da’ay
jaceylkuna Ku Day Dayay
ka Jiif
ka Jiifi Waayoo
adiguna Ma Joogtide
ma Waxaad Isoo Jirin
markaan Iilka Jiifsadoo
ee Jihada La Ii Dhigo

Exit mobile version