Dhuubo aniba Dhug lahaa
Dhabta lee kii haayo dhulba
Hataa indeernee dhalaa ahaan
ki dhedheeliyo fadee

Dhulka nay injeelaa dhinagii
Ada kanoola lee dadka may injeelyaa
lankii adi kii dhibeynee ki dhooraaw

Dhareerkaa waa deege
dhunjiyee dhunjuluq
dhuubey makoo dheregoow

Dhinagey lee fadhiidoo
dhabankaa dadaaro dhilaan
Amal ki dhedheeliyo x2

Dhabta lee kii haayo dhulba
Hataa indeernee dhalaa ahaan
ki dhedheeliyo fadee

Dhareerkaa waa deege
dhunjiyee dhunjuluq
dhuubey makoo dheregoow

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

Exit mobile version