Axmed iyo iishoo
alla bariga eebiyo
ducadaan ag dhigayaa
Rabi inuu ajiibaan
aqbalkeeda sugayaa X2

Aamiin aamiin
Aamiin alahayoow X2

Labada is adeecdee kala qaata
Amarkee isku uur nuglaadan
Alla idin ka tuugee
Aamiin ku sii dara X2

Aamiin aamiin
Aamiin allahayow X2

Abwaanada dhamaantood
Afkoodan ku leeyee
Aqbal iyo aroos wacan
Alla idin ka tuugee
Aamiin ku sii dara X2

Aamiin aamiiin
Aamiin allahayow X2

Lyrics by abdi deeq

Exit mobile version