VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amran - Lyrics

sidaa sagal galbeedoo irmaaneeyay seymaha saxan saxa udooneeX2 subxaana alla eebiyo sidaan kuu abuuree kaa soocay dumarkaa ku sad buriyay quruxdeeX2 saqiirnimada ehelkii suuraddaada yaabka leh sasankeedu deeqee amran kugu samiyay baad sumadaadi kuu helay X2 maantaa sadkaagii dooqu kugu sahmiyayoo calaf guule kugu simay ayaad tiir la noqotood la saan qaaday nolashee ragna oori samirliyo sama wada aroosaa sida ibraahinoo kale sugaa aayatiinkee sinji loo xishaa tahay saldhig baad u tahy dhaqan suryaadana gobaa tahy saaxiib iyo qaraabiyo socotadu ku hiratoo muslin saacidaa tahy, siigada colaadeed sool iyo abaar kulul umad doorshay zabankoodX2 sinta kuwada ku qaadee ibahaaga siisaa kuu samo falaayoo saygaagaa ku abaabshee amraneey sareediyo cirif sami ku nooloow amX2 Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --