VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Amran mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Lafoole
Amran

sidaa sagal galbeedoo
irmaaneeyay seymaha
saxan saxa udooneeX2

subxaana alla eebiyo
sidaan kuu abuuree
kaa soocay dumarkaa
ku sad buriyay quruxdeeX2

saqiirnimada ehelkii
suuraddaada yaabka leh
sasankeedu deeqee amran
kugu samiyay baad
sumadaadi kuu helay X2

maantaa sadkaagii
dooqu kugu sahmiyayoo
calaf guule kugu simay
ayaad tiir la noqotood
la saan qaaday nolashee

ragna oori samirliyo
sama wada aroosaa
sida ibraahinoo kale
sugaa aayatiinkee
sinji loo xishaa tahay
saldhig baad u tahy
dhaqan suryaadana
gobaa tahy saaxiib iyo
qaraabiyo socotadu ku hiratoo
muslin saacidaa tahy,
siigada colaadeed
sool iyo abaar kulul
umad doorshay zabankoodX2

sinta kuwada ku qaadee
ibahaaga siisaa
kuu samo falaayoo
saygaagaa ku abaabshee
amraneey sareediyo cirif
sami ku nooloow amX2

Lyrics by Abdi deeq

codkii Lafoole