Baddu inay Madowdahay
biyo Tahay Ma Moogtahay
boodhariba Caashaqu
batallaale Inuu Dhigay
la Soo Booqdo Ma’ogtahay
markaan Soo Baruurogo
inaan Baallahayga Iyo
kaa Baaro Gogoshon
boholyoobay Ma’ogtahay
boholyabeey Ma’ogtahay
Boholyabe Boholyoobaye

Inan Sida Ban Joog Cawl
baadiyoobay Ma’ogtahay
badanka Iyo Waayahan
kalgacayl Bariidsaday
cakuye Inuu Buuxo Ma’ogtahay

bal Inaan Riyada Baas
bartamaha Habeenkii
barkimada Ku Moodoo
beerka Saarayee Ma’ogtahay
beerka Saroo Ooo Ma’ogtahay
Beerka Saarayee Beerka Saarayee
adanna owgaa Beerka Saaraa

Exit mobile version