sow libin haleelkii
laba daran midood
lahashadu imey badin

hilaacoo fogaatee
hilaacoo fogaatee
rumaya miyaan miyaan
lasimi karaayaa

laabteydaay hogaamisee
ladi waayee hurdada
laabta xageybaad xayaadeey jirtaa

libta inaan haleeloo
laamaha biyaha sida
kuladaa ba aniguna
laxaw markaan dareemaba l

waxaan libiq sigeeygaan
lamana aheyn karin

laabteydaay hogaamisee
ladi waayee hurdada
laabta xageybaad xayaadeey jirtaa

Lyrics by Abdi deeq

Exit mobile version