rakada noloshiyo naftaay
raaxada dunidiyo hankaay
deeq uu RABI igu sharfaay
raaliyo dumaroon jeclaay
midaan raga dheerahaay
marwada reerkiyo raxmaay
midaan raga dheerahaay
marwada rreerkiyo raxmaay

adaa rabitaanka yeeshay
adaa raalida hogaansha
qalbiga run u maamulaaya
qalbiga run u maamulaaya

adaa rabitaanka yeeshay
adaa raalida hogaansha
qalbiga run u maamulaaya
qalbiga run u maamulaaya

roodaay intaan koonka joogo
adaa kaligaa run ii ah
raaskiyo qoyskay ahoo
qudhaydu aday ku raacday

roodaay intaan koonka joogo
adaa kaligaa run ii ah
raaskiyo qoyskay ahoo
qudhaydu aday ku raacday

rays iyo saxansaxo saneey
rug iyo hoy lagu nastaay
rafaad iyo diif tiraay
qalbigaa kugu raaliyee
midaan raran noqonineey
dhabeel iga roorineey
midaan raran noqonineey
dhabeel iga roorineey

adaa rabitaanka yeeshay
adaa raalida hogaansha
qalbiga run u maamulaaya
qalbiga run u maamulaaya

adaa rabitaanka yeeshay
adaa raalida hogaansha
qalbiga run u maamulaaya
qalbiga run u maamulaaya

roodaay intaan koonka joogo
adaa kaligaa run ii ah
raaskiyo qoyskay ahoo
qudhaydu aday ku raacday

roodaay intaan koonka joogo
adaa kaligaa run ii ah
raaskiyo qoyskay ahoo
qudhaydu aday ku raacday

Exit mobile version