Macaantaay jeclaaye
marwadii xalaashaay
nafta tey umahatee
maan keeygu raacaay X2

Sharaf iyo wanaag
midii mowluhu ugu deeqaay
Mudantii haweynkaay
Fartuuneey marwaa tahy
Dha dhafanka dumarkaay
Dhiigeygaad ku milantoo
Runti kaama maarmi karo X2

Sida mayayga roobkoo
Intuu xalay mirtii da’ay
Maasheeyay dunidoo
Lagu wada maqsuudiyo X2

Sida meel barwaaqaa
Dhirtu wada magooshoo
Ane iila midab thy
Fartuuney marwaa thy
Dha dhafanka dumarkaay
Dhiigeygaad ku milantoo
Runti kaama maarmi karo X2

Lyrics by abdi deeq

Exit mobile version