VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo dhawoow - Lyrics

Soomaali dhaladaa batahay Dhalintii kacaan koo qabiil Ka dhowrsan baad tahay X2 Hobal lala dhacaad tahay Murtida uhura baad tahay Heesahaaga dhadhanka leh Dhabtii jecel ayaan ahay Lafoolow soo dhawow Lafoolow X2 Dhawaqaaga mooyee Lafoolow kuma saarin Dhaayaha X2 Dhalintii waxaan nahay Dhaqankiyo hidihii lumay Soo dhalaaliyeenoo ka Mira dhaliyay baan nahay X2 Dhawaqaaga mooyee Lafoolow kuma saarin Dhaayaha X2 Waa dhulkaad ku dhalatoo Dhaxalka ulahaydee ku Dhaqoo ku dhaqan colaadii Dhamaatoo dhankastaba Waa nabad X2 Dhawaqaaga mooyee Lafoolow kuma saarin Dhaayaha X2 Dhashuyay habaabine Yay dhaxal wareegine Dhaanta iyo gadoon iyo Ma dhaafaanka walasaqo Batar hanala dheelaane Dhulkoodii usoo celi X2 Anigu dhowr iyo labaatan Ayaan dhul shisheeye Joogay walina dhaqan Kaygii hooyiyo hidihii Baan dhowrayaa X2 Diin taydaan ku dhiiradaa Awrku ilama dheeliyin Dhabihii kama leexan Caadada dheeftii wadan Kaan tabaa X2 Dhiigaygaa kusoo koroo Toobtii aan labada dhinac Hadba dhan ulaboodiyo Markaan dhiishii xasuus Taan masoo dhooftaa Iraahdaa X2 Waxa isoo dhaweeyee Dhalintii syl dhaqankiyo Hidihii lumay dhulka Ka qaadayee mahad Sanid dhamaan tiinay X2 Soo dhawow lafoolow Soo dhawow lafoolow X2 mahad sanid dhamaan tiinay X2
Queue is empty
-- / --