VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Soo dhawoow mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Lafoole
Soo dhawoow

Soomaali dhaladaa batahay
Dhalintii kacaan koo qabiil
Ka dhowrsan baad tahay
X2

Hobal lala dhacaad tahay
Murtida uhura baad tahay
Heesahaaga dhadhanka leh
Dhabtii jecel ayaan ahay
Lafoolow soo dhawow
Lafoolow X2

Dhawaqaaga mooyee
Lafoolow kuma saarin
Dhaayaha X2

Dhalintii waxaan nahay
Dhaqankiyo hidihii lumay
Soo dhalaaliyeenoo ka
Mira dhaliyay baan nahay
X2

Dhawaqaaga mooyee
Lafoolow kuma saarin
Dhaayaha X2

Waa dhulkaad ku dhalatoo
Dhaxalka ulahaydee ku
Dhaqoo ku dhaqan colaadii
Dhamaatoo dhankastaba
Waa nabad X2

Dhawaqaaga mooyee
Lafoolow kuma saarin
Dhaayaha X2

Dhashuyay habaabine
Yay dhaxal wareegine
Dhaanta iyo gadoon iyo
Ma dhaafaanka walasaqo
Batar hanala dheelaane
Dhulkoodii usoo celi
X2

Anigu dhowr iyo labaatan
Ayaan dhul shisheeye
Joogay walina dhaqan
Kaygii hooyiyo hidihii
Baan dhowrayaa X2

Diin taydaan ku dhiiradaa
Awrku ilama dheeliyin
Dhabihii kama leexan
Caadada dheeftii wadan
Kaan tabaa X2

Dhiigaygaa kusoo koroo
Toobtii aan labada dhinac
Hadba dhan ulaboodiyo
Markaan dhiishii xasuus
Taan masoo dhooftaa
Iraahdaa X2

Waxa isoo dhaweeyee
Dhalintii syl dhaqankiyo
Hidihii lumay dhulka
Ka qaadayee mahad
Sanid dhamaan tiinay
X2

Soo dhawow lafoolow
Soo dhawow lafoolow
X2

mahad sanid dhamaan
tiinay X2

codkii Lafoole