Sida gaaf arooskiisa
Allalaska imaankeena
Galbiska iyo asluubtoodaa
Ayaa ugu ektahay sharafta

Eed ma leh naftaydani
Haday ku ogalaatee
Waa amaanta inaad uqalantaa

Sida olalaka nuurkiisaa
Ama dayaxa ilayskiisa
Ayaaad ila ektahay muuuqa
Iyo aad ugu egtahay quruxda

Eed ma leh naftaydani
Haday ku ogalaatee
Waa amaanta inaad uqalantaa

Sida gaaf arooskiisa
Allalaska imaankeena
Galbiska iyo asluubtoodaa
Ayaa ugu ektahay sharafta

Eed ma leh naftaydani
Haday ku ogalaatee
Waa amaanta inaad uqalantaa

Sida olalaka nuurkiisaa
Ama dayaxa ilayskiisa
Ayaaad ila ektahay muuqa
Iyo aad ugu egtahay quruxda

Eed ma leh naftaydani
Haday ku ogalaatee
Waa amaanta inaad uqalantaa

Exit mobile version