Jacayl dagal waa
Caanihiii daraad soo
Jiray ahaa anoo doon
Aayo iyo ooban dantii
Uwaday x2

Daacadi madhuntaa
Layiri waxii lagu duray
Yarkii waa taan duhur
Cad aan ku helay x2

Anaa ku dag dagay
Kalgacalkoo dabecad-
Ihiisa baran naftaydii
Damaca waalneed ax
Adaa dooriyee bal
Koow dheh x2

Haduu caro kali deel
Qabno ha uduxin laab
Tana uu dagay dibaad
Ka war yeelataa x2

Haween rag u dabac
Sanaa dantood ka
Habow sanaa duraan
Siga sheeko maran
Ku doorsan ogaa
Dhabtii x2

Been baa lagu diir
Saneen runbaa dow
Lagu maraa hanaan
Baa reer lagu dajaa
x2

Anaa ku duur duurtay
Doox aan doc laga
Baxa lahayn dhibtiisii dareemayoo ax kana
Diga rogtee bal kow
Dheh x2

Haduu caro kali deel
Qabno ha uduxin laab
Tana uu dagay dibaad
Ka war yeelataa x2

Exit mobile version