VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duco - Lyrics

Jacayl kii hodan Dhibee dhaqsana Cilmi kii udilay dharaar Ba qof buu hayaa X2 Sidii dhibic mayay Oo da'ay dhabaha Kama leexan karo x2 Dhamaantay way Heloo dhibaatuu Igu hayaa x2 Dhamee nolosheena Dhiman dhexdeena Wanaag ku beer x2 Jacaylkaan dhadha- Miyoo dhuuxiyo lafaha Iga galay dhabtii Aniguu ihayaa x2 Sidii dharab may Guyaal dheegow Kaama maarmi Karo x2 Dhabaad kiisaaa Iwadoo dhaawac Buu iga dhigee x2 Dhamee nolosheena Dhiman dhexdeena Wanaag ku beer x2 Dhawaaq iyo hadal Macaan ayay dhaga- Haygu maqlaan qal- Bigana dheef uleh X2 Intaa dhulka dumar Ku nool adaa igu Dhigan xabiibti x2 Ogow kuma dhaafaye Dhabeel wan ku dhaqa- Nayaa x2 Dhamee nolosheena Dhiman dhexdeena Wanaag ku beer x2 Dhig iyo udub ka jacayl Waa dhagaysi iyo kala Dambeen iyo daacad Loo dhan yahay x2 Dhaman raga dhulka Ku nool adaa dhaayahay Giyoo x2 Dhaaxaan kaa dhursu- Gayee inaan adiga kuu Dhexee x2 Dhamee nolosheena Dhiman dhexdeena Wanaag ku beer x2
Queue is empty
-- / --