1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Jacayl kii hodan
Dhibee dhaqsana
Cilmi kii udilay dharaar
Ba qof buu hayaa
X2
Sidii dhibic mayay
Oo da'ay dhabaha
Kama leexan karo x2
Dhamaantay way
Heloo dhibaatuu
Igu hayaa x2
Dhamee nolosheena
Dhiman dhexdeena
Wanaag ku beer x2
Jacaylkaan dhadha-
Miyoo dhuuxiyo lafaha
Iga galay dhabtii
Aniguu ihayaa x2
Sidii dharab may
Guyaal dheegow
Kaama maarmi
Karo x2
Dhabaad kiisaaa
Iwadoo dhaawac
Buu iga dhigee x2
Dhamee nolosheena
Dhiman dhexdeena
Wanaag ku beer x2
Dhawaaq iyo hadal
Macaan ayay dhaga-
Haygu maqlaan qal-
Bigana dheef uleh
X2
Intaa dhulka dumar
Ku nool adaa igu
Dhigan xabiibti x2
Ogow kuma dhaafaye
Dhabeel wan ku dhaqa-
Nayaa x2
Dhamee nolosheena
Dhiman dhexdeena
Wanaag ku beer x2
Dhig iyo udub ka jacayl
Waa dhagaysi iyo kala
Dambeen iyo daacad
Loo dhan yahay x2
Dhaman raga dhulka
Ku nool adaa dhaayahay
Giyoo x2
Dhaaxaan kaa dhursu-
Gayee inaan adiga kuu
Dhexee x2
Dhamee nolosheena
Dhiman dhexdeena
Wanaag ku beer x2