Halyay caaqil sul-
Danow garta sixi
Yaqaan adigaan
Saygaygii ahoo
Ragba kulama
Simayee x2

Subax eebe keniyo
Saacadii aan jogaba
Saqda dhexe kolay
Tahay

Sida sabi dhalan
Sakin waliba labtada
Saaraaye ifka samo
Kunooloow x2

Saxan saxo udgonow
Adaa gabi gay isaaqee
Isa seegi maynee

Subax eebe keniyo
Saacadii aan jogaba
Saqda dhexe kolay
Tahay

Sida sabi dhalan
Sakin waliba labtada
Saaraaye ifka samo
Kunooloow x2

Saxan saxo udgonow
Adaa gabi gay isaaqee
Isa seegi maynee
X2

Jacayl aaminoo sugan
Sanad waliba xiiso leh
Sahay kaaga dhigayaa
X2

Qurux ugu saraysaay
Soomali dhaqankeed
Adigaa siday uqaadee
Dumar kulama simayee
X2

Sadrigiyo halbowlaha
Saablayda feeraha
Sambabada dushediyo
Wadnahaaba suran tahe
Qalbi saafi leeyay cidi
Kaama saraysee ifka
Samo ku noolow x2

Sidaad iigu wayn tahay
Ma sifeen karaayee
Saamigii naftaydaay
X2

Jacayl aaminoo sugan
Sanad waliba xiiso leh
Sahay kaaga dhigayaa
X2

Exit mobile version